Xalwo Galbeed

Xalwo Galbeed XALWO GALBEED waa foorno firfircoon hal-abuurna leh oo bixisa adeegyada dhammaan macmacaaneed oo xarunteedu tahay Muqdisho Soomaaliya. ARAGTIDEENA.
(2)

Ku saabsan XALWO GALBEED

XALWO GALBEED waxaa la aasaasay 9th February 2022 waxaana aasaasay hal shaqsi oo ah Zakariye Galbeed Yuusuf. XALWO GALBEED waa xulashada ugu weyn ee alaabta tayada leh Waxaad ka heli doontaa dhammaan raashinka, waxyaabaha lagama maarmaanka u ah guriga, qalabka elektaroonigga ah, alaabta carruurtu ku ciyaarto iyo qaar kaloo badan oo aad ku tiirsan tahay. "XALWO GALBEED wa

xay ku dadaalaysaa inay noqoto suuqa ugu horreeya ee dukaamada gobolka"

HIMILKEENA

"XALWO GALBEED waxay buuxin doontaa aragtideeda iyadoo siinaysa macaamiisheeda khibrad wax iibsiga oo heer sare ah,oo tayo leh, oo leh nooc ganacsi oo kala duwan, la awoodi karo iyo mid Sumad aan ku salaysanayn

XALWO GALBEED – Buskud Fiyoore oo tayo sare lehWaxaan ku faraxsanahay inaan idiin soo bandhigno buskudkayaga si qurux ba...
27/11/2025

XALWO GALBEED – Buskud Fiyoore oo tayo sare leh
Waxaan ku faraxsanahay inaan idiin soo bandhigno buskudkayaga si qurux badan loogu talagalay Supermarket-yada, Dukaamada, iyo Aroosyada/Xafladaha.

πŸ“¦ Dalabka ugu yar:
β€’ Supermarket-yada β†’ 1,000 pcs
β€’ Retail (dukaano yaryar) β†’ 500 pcs
β€’ Aroosyada & Xafladaha β†’ 250 pcs

πŸ’° Qiimaha gaarka ah:
β€’ Supermarket-yada β†’ 130 Ksh / pcs
β€’ Retail β†’ 150 Ksh / pcs
β€’ Aroosyada & Xafladaha β†’ 170 Ksh / pcs

✨ Faa’iidooyinka:
β€’ Mar walba waa fresh & caraf udgoon
β€’ Diyaarinta waxay qaadataa ugu yaraan 3 maalmood, si loo hubiyo tayo iyo dhadhan gaar ah
β€’ Xirmo nadiif ah oo leh sumad β€œXALWO GALBEED”
β€’ U qalma in lagu iibiyo Supermarket-yo waaweyn
β€’ Ku habboon hadiyad iyo qaybinta aroosyada & xafladaha
β€’ Dhadhan gaar ah oo soo jiidasho leh

πŸ“ž Dalbo maanta si aad u hesho adeeg degdeg ah iyo gaarsiin fudud!

βΈ»













XALWO GALBEED – Buskud Dhadheer oo tayo sare lehWaxaan ku faraxsanahay inaan idiin soo bandhigno buskudkayaga si qurux b...
26/11/2025

XALWO GALBEED – Buskud Dhadheer oo tayo sare leh
Waxaan ku faraxsanahay inaan idiin soo bandhigno buskudkayaga si qurux badan loogu talagalay Supermarket-yada, Dukaamada, iyo Aroosyada/Xafladaha.

πŸ“¦ Dalabka ugu yar:
β€’ Supermarket-yada β†’ 1,000 pcs
β€’ Retail (dukaano yaryar) β†’ 500 pcs
β€’ Aroosyada & Xafladaha β†’ 250 pcs

πŸ’° Qiimaha gaarka ah:
β€’ Supermarket-yada β†’130 Ksh / pcs
β€’ Retail β†’ 150 Ksh / pcs
β€’ Aroosyada & Xafladaha β†’ 170 Ksh / pcs

✨ Faa’iidooyinka:
β€’ Mar walba waa fresh & caraf udgoon
β€’ Diyaarinta waxay qaadataa ugu yaraan 3 maalmood, si loo hubiyo tayo iyo dhadhan gaar ah
β€’ Xirmo nadiif ah oo leh sumad β€œXALWO GALBEED”
β€’ U qalma in lagu iibiyo Supermarket-yo waaweyn
β€’ Ku habboon hadiyad iyo qaybinta aroosyada & xafladaha
β€’ Dhadhan gaar ah oo soo jiidasho leh

πŸ“ž Dalbo maanta si aad u hesho adeeg degdeg ah iyo gaarsiin fudud!

πŸ“ž0714447893




















XALWO GALBEED – Buskud Kasta oo Aad Jeceshahay, Hal Meel ka hel! πŸͺ✨XALWO GALBEED waxay kuu keentay shanta nooc ee ugu ma...
25/11/2025

XALWO GALBEED – Buskud Kasta oo Aad Jeceshahay, Hal Meel ka hel! πŸͺ✨

XALWO GALBEED waxay kuu keentay shanta nooc ee ugu macaan ee buskudka Soomaalida β€” dhadhan, nadaafad, iyo naqshad casri ah isku jirta.

🟒 Noocyada aan bixino:
β€’ πŸͺ Buskud KAKA – Buskud saliid ah oo fudud, xilliga shaqada ama nastada kaa dhiga mid firfircoon!
β€’ 🍩 Buskud Dhadheer – Macaan jilicsan oo udgoon, waqti kasta u fiican
β€’ πŸ”΅ Warwareeg – Wareeg dhadhan leh oo farxad dhanka afka kaa geliya
β€’ ⭐ Fiyoore – Naq iyo dareen isku jira, xitaa caruurta wey jecel yihiin
β€’ 🟑 Sawiib – Dhadhan xasilloon oo had iyo jeer kuu diyaar ah
β€’ ❀️ Love – Buskudka dareenka lagu muujiyo, gaar ah & qiiro leh

πŸ›οΈ Dhammaan buskudkayagu waxa ay ku jiraan caagado nadiif ah, summadeysan, qurux badan, kana wanaagsan bacaha caadiga ah – Caafimaad + Bilic!

πŸ“¦ Qiimaha: Laga bilaabo 200 Ksh
πŸ“ Nairobi & dhowaan online ahaan uga dalbo meel kasta!

Dhadhanka dhabta ah ee buskudka Sawiib hadda waa la helay!XALWO GALBEED waxay kuu diyaarisay buskud sawiib dhadhan macaa...
24/11/2025

Dhadhanka dhabta ah ee buskudka Sawiib hadda waa la helay!XALWO GALBEED
waxay kuu diyaarisay buskud sawiib dhadhan macaan oo la heli karo kaliya 200!
βœ”οΈ Tayadiisa waa heer sare
βœ”οΈ Ku habboon casuumaad, hadiyad, ama shaqsi ahaanπŸ“¦ Dalabka ugu yar: 3 xabbo
πŸ“ First Avenue Eastleigh
– 4st Street, News BuildingπŸ“ž +254714447893πŸ“² GALBEED (Facebook, Instagram, YouTube)







































πŸŽ‰ Soo dhawoow macaamiisha qiimaha leh!XALWO GALBEED waxay idiin keentayBUSKUD DHAADHEER – buskud tayo sare leh oo ka sam...
23/11/2025

πŸŽ‰ Soo dhawoow macaamiisha qiimaha leh!XALWO GALBEED waxay idiin keentayBUSKUD DHAADHEER
– buskud tayo sare leh oo ka sameysan maaddooyin nadiif ah.
βœ… Ku habboon qoyska
βœ… U diyaarsan xafladaha
& casuumadaha
πŸ’΅ Qiimaha: 200/
-πŸ“¦ Dalabka ugu yar: 3 xabbo
πŸ“ Nala soo xiriir ama noo imaaw:
πŸ“ First Avenue Eastleigh, 4st Street
– News BuildingπŸ“ž +254714447893πŸ“² Instagram | Facebook | YouTube – GALBEED






























Dhadhanka dhabta ah ee Buskudka Fiyoore! πŸͺKa samee dalabkaaga maanta oo hel buskud tayo sare leh oo macaan, oo aad uga h...
16/11/2025

Dhadhanka dhabta ah ee Buskudka Fiyoore! πŸͺKa samee dalabkaaga maanta oo hel buskud tayo sare leh oo macaan, oo aad uga hesho:
βœ”οΈ Qiimo macquul ah – 200 Ksh
βœ”οΈ Dalab ugu yaraan – 3 xirmo
βœ”οΈ Waxaa laga helaa XALWO GALBEED – Cake and Sweets
πŸ“ First Avenue, Eastleigh (News Building)πŸ“ž +254714447893πŸ“Έ
GALBEED – Ka raac baraha bulshada!

✨ XALWO  GALBEED ✨Buskud Warwareeg – Macaan aan la ilaawi karin! πŸͺπŸ’›πŸ”Έ Qiimaha: Ksh 100/pack (Minimum order: 3)πŸ”Έ Astaamaha...
11/11/2025

✨ XALWO GALBEED ✨
Buskud Warwareeg
– Macaan aan la ilaawi karin! πŸͺπŸ’›πŸ”Έ
Qiimaha: Ksh 100/pack
(Minimum order: 3)πŸ”Έ Astaamaha:
βœ… Tayo sare & dhadhan macaan
βœ… Soo saar nadiif ah, xalaal ah
βœ… Ku habboon carruurta & dadka waaweynba
πŸ“ž Dalbo Hadda: +254 714 447 893πŸ“ Goobta: First Avenue, Eastleigh
– 4th Street News Building
πŸ“¦ Delivery Diyaar!Ka dhereg buskud tayo leh oo ka yimaada XALWO GALBEED
























08/11/2025

🚫 Ka fogow Buskudka Bacaha ku jira! 🚫
Maanta bulshadeena waxaa wali jira shirkado isticmaala bacaha buskudka lagu shubo, taas oo keenta in tayada iyo nadaafadda aysan sii jirin.

βœ… Xalwo Galbeed waxay kuu soo kordhisay caagado gaar ah, nadiif ah oo ammaan ah oo lagu kaydiyo buskudka si dhadhankiisu u ahaado mid cusub, caafimaadna u wanaagsan.
Ha ku qasaarin bacaha – dooro buskudka ku jira caagadaha Xalwo Galbeed oo laguugu talagalay adiga iyo qoyskaaga.

✨ Macmacaan + Nadaafad + Kalsooni = Xalwo Galbeed ✨

βΈ»

πŸŒ™βœ¨ Jimco Wanaagsan! βœ¨πŸŒ™Maanta waa maalin barakeysan oo ku habboon in aad martidaada ku soo dhoweyso Buskud macaan oo fres...
07/11/2025

πŸŒ™βœ¨ Jimco Wanaagsan! βœ¨πŸŒ™

Maanta waa maalin barakeysan oo ku habboon in aad martidaada ku soo dhoweyso Buskud macaan oo fresh ah πŸ₯°πŸͺ.
XALWO GALBEED waxa uu kuu diyaariyay:
β€’ Buskud Dhadheer
β€’ Buskud Warwareeg
β€’ Buskud Sabiib
β€’ Buskud Fiyoore

πŸ’› Ku raaxayso dhadhan iyo caraf udgoon aan la ilaawi karin, ha noqoto qoys, aroos ama xaflad!

πŸ“ž Dalbo maanta, helna buskud cusub oo 3 maalmood gudaheed laguugu diyaariyo.

06/11/2025

✨ XALWO GALBEED – Dhadhan Lagu Xasuusanayo! ✨

Ku soo dhawoow dhadhanka iyo farxadda ay keento Xalwo Galbeed. Waxaan idiin heynaa dhammaan noocyada macmacaanada gaarka ah:

πŸͺ Buskud Dhadheer
🍩 Warwareeg
πŸ₯  Fiyoore
πŸ₯ Sawiib
πŸ’ Love Buskud

Macmacaan walba waxa uu leeyahay dhadhan gaar ah oo qoyskaaga iyo martidaba qalbi ku dejinaya. Waxaan kuugu diyaarinay xirmooyin nadiif ah, qurux badan oo fudud in lagu qaato meelkasta.

πŸ“¦ Qiimo jaban – Dhadhan aan la ilaabi karin!
πŸ“ Waxaa laga heli karaa gudaha & online.

πŸ‘‰ Xalwo Galbeed – Macmacaan Aduunka ku Xidhan!

Address

Dadaab

Opening Hours

Monday 06:00 - 21:00
Tuesday 06:00 - 21:00
Wednesday 06:00 - 21:00
Thursday 06:00 - 21:00
Friday 06:00 - 21:00
Saturday 06:00 - 21:00
Sunday 06:00 - 21:00

Telephone

+252613742313

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xalwo Galbeed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xalwo Galbeed:

Share